Musharax Maxamed Nuur Gacal oo lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug lagu soo dhaweeyay Xildhibaan Dr Maxamed Nuur Gacal oo u sharaxan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusomareeb waxaa Xildhibaanka kusoo dhaweeyay qaar kamid ah Xildhibaanada cusub ee Galmudug, masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyo kan degmada Dhuusomareeb , Waxgarad iyo dadweyne kala duwan. Qaar kamid ah … Continue reading Musharax Maxamed Nuur Gacal oo lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirro)